Bogga horeAdkaarDambidhaaf waydiisiga iyo towbada.dhikri 3

Dambidhaaf waydiisiga iyo towbada. — dhikri 3

الاستغفار و التوبة · Hisnul Muslim · 3 / 6

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

وَقَالَ صلى الله عليه وسلم: ((مَنْ قَالَ أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ الْعَظيمَ الَّذِي لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ القَيّوُمُ وَأَتُوبُ إِلَيهِ، غَفَرَ اللَّهُ لَهُ وَإِنْ كَانَ فَرَّ مِنَ الزَّحْفِ)).

{ Wuxuu yiri s.c.w: {qofkii yiraahda: (allaha wayn ayaan dambidhaaf way-diisanayaa, ilaah xaq lagu caabudaana majiro isaga mooyee, waana Eebaha nool, khalqigana maamula, waana u toobadkeenayaa) ilaahay wuu u dambi dhaafayaa, xitaa haddii uu kasoo cararay dagaalka (furinta jihaadka)}.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado