Bogga horeAdkaarDambidhaaf waydiisiga iyo towbada.dhikri 5

Dambidhaaf waydiisiga iyo towbada. — dhikri 5

الاستغفار و التوبة · Hisnul Muslim · 5 / 6

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

وَقَالَ صلى الله عليه وسلم: ((أَقْرَبُ مَا يَكُونُ الْعَبْدُ مِنْ رَبِّهِ وَهُوَ سَاجِدٌ فَأَكثِرُوا الدُّعَاءَ)).

Wuxuu yiri s.c.w < marka uu u dhawyahay adoonku rabbigiis, waa marka uu sujuudsanyahay, ee badiya ducada >.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado