Bogga horeAdkaarDambidhaaf waydiisiga iyo towbada.dhikri 6

Dambidhaaf waydiisiga iyo towbada. — dhikri 6

الاستغفار و التوبة · Hisnul Muslim · 6 / 6

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

وَقَالَ صلى الله عليه وسلم: ((إِنَّهُ لَيُغَانُ عَلَى قَلْبِي وَإِنِّي لأَسْتَغْفِرُ اللَّهَ فِي الْيَوْمِ مِائَةَ مَرَّةٍ)).

Wuxuu yiri s.c.w: { waa la daboolaa (la ilawsiiyaa) qalbigayaga, waxaana waydiistaa ilaahay dambidhaaf maalintii boqol jeer}.« Nabigeena s.c.w afka kama qaadijirin xussida ilaahay, hadaba marmar ayuu halmaamijiray mashquul awagiis, taasna dambi ayuu u arki jiray,markuu saa u xasuustana islamarkaaba wuxuu la imaanjiray istiqfaar > .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado