Bogga horeAdkaarFaafinta salaantadhikri 2

Faafinta salaanta — dhikri 2

إفشاء السلام · Hisnul Muslim · 2 / 3

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((ثَلاَثٌ مَنْ جَمَعَهُنَّ فَقَدْ جَمَعَ الْإِيمَانَ: الْإِنْصَافُ مِنْ نَفْسِكَ، وَبَذْلُ السَّلاَمِ لِلْعَالَمِ، وَالْإِنْفَاقُ مِنَ الإِقْتَارِ)).

{ saddex qofkii kulmiya, wuxuu kul-miyey iimaankii, naftaada ood u garsoor-to, caalamka ood nabad u fidisid, wax la bixittaanka gacantoo gaaban}.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado