Bogga horeAdkaarFaafinta salaantadhikri 3

Faafinta salaanta — dhikri 3

إفشاء السلام · Hisnul Muslim · 3 / 3

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

وَعَنْ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ عُمَرَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمَا: أنَّ رَجُلاً سَأَلَ النَّبِيَّ صلى الله عليه وسلم أيُّ الْإِسْلاَمِ خَيْرٌ قَالَ: ((تُطْعِمُ الطَّعَامَ، وَتَقْرأُ السَّلاَمَ عَلَى مَنْ عَرَفْتَ وَمَنْ لَمْ تَعْرِفْ)).

{ Waxaa laga wariyey c/laahi ibnu camrin alle haka rali noqdee isaga iyo aabihiiba: in nini waydiiyey nabiga s.c.w howlaha islaamka teebaa ugu wa-naagsan? Wuxuu yiri s.c.w: cuntadaad quudin, salaantana waad ku taaban qofkaad garato iyo kaadan garanba } .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado