قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم: ((لاَ تَدْخُلُوا الْجَنَّةَ حَتَّى تُؤْمِنُوا، وَلاَ تُؤْمِنُوا حَتَّى تَحَابُّوا، أَوَلاَ أَدُلُّكُم عَلَى شَيْءٍ إِذَا فَعَلْتُمُوهُ تَحَابَبْتُم، أَفْشُوا السَّلاَمَ بَيْنَكُمْ)).
Wuxuuna yiri raasuulku s.c.w : {ma-galaysaan janada, illaa aad ka rumaay-saan, mana rumaynaysaan illaa aad is jeclaataan, ma idin tusaa wax haddii aad samaysaan aad is-jeclaanaysiin, faafiya salaanta dhexdiina}.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham