((بِسْمِ اللَّهِ الَّذِي لاَ يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ فِي الْأَرْضِ وَلاَ فِي السّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ)) (ثلاثَ مرَّاتٍ).
{yaa xayyu yaa qayyuumu biraxma-tika astaqiithu, aslix lii sha-nii kullahu, wa laa takilnii ilaa nafsii darfata caynin}.“allihii noolaayow, allihii qayyuumka ahaayow(allihii qabanayay dhamaan arimaha koonka), naxariistaada darteeda ayaan gurmad ku dalbayaa,wanaaji arinkayga dhamaantiis, hana igu dhawrin naftayda ilbiriqsi.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham