((اللَّهُمَّ عَالِمَ الغَيْبِ وَالشَّهَادَةِ فَاطِرَ السَّمَوَاتِ وَالْأَرْضِ، رَبَّ كُلِّ شَيْءٍ وَمَلِيكَهُ، أَشْهَدُ أَنْ لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ نَفْسِي، وَمِنْ شَرِّ الشَّيْطانِ وَشَرَكِهِ، وَأَنْ أَقْتَرِفَ عَلَى نَفْسِي سُوءاً، أَوْ أَجُرَّهُ إِلَى مُسْلِمٍ)).
{radiitu billaahi rabbaa wa bil islaami diinaa wa bi muxammadin nabiyyan wa rasuulaa}qofkii yiraahda saddex mar subaxdii, saddex marna galabkii, waxaa balan ah in ilaahay raali galiyo maalinta qiyaamaha. “waxaan raali uga ahay ilaahay rabbinimo, islaamkana diinimo, muxammadna s.c.w nabinimo.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham