Bogga horeAdkaarDucooyinka subaxdii iyo galabtiidhikri 13

Ducooyinka subaxdii iyo galabtii — dhikri 13

أذكار الصباح والمساء · Hisnul Muslim · 13 / 24

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((رَضِيتُ بِاللَّهِ رَبَّاً، وَبِالْإِسْلاَمِ دِيناً، وَبِمُحَمَّدٍ صلى الله عليه وسلم نَبِيّاً)) (ثلاثَ مرَّاتٍ).

{asbaxnaa wa asbaxal mulku lillaahi rabbil caalamiina, allaahumma innii as- aluka khayra haadal yawm, fatxahu, wa nasrahu, wa barakatahu, wa nuurahu, wa hudaahu wa acuudu bika min sharri maa fiihi wa sharri maa bacdahu}“waan waa bariisanay, boqornimaduna wey waa bariisatay iyadoo u usugan ilaahaygii caalamiinta rabigooda ahaa, allow waxaan ku weydiisanayaa khayrka maalintan,fatxigeeda( furashadeeda), iyo gargaarkeeda, iyo nuurkeeda iyo barakadeeda iyo hanuunkeeda, waxaana kaa magan galayaa sharka ku sugan dhexdeeda iyo sharka ka dambeeyaba.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado