Bogga horeAdkaarDucooyinka subaxdii iyo galabtiidhikri 14

Ducooyinka subaxdii iyo galabtii — dhikri 14

أذكار الصباح والمساء · Hisnul Muslim · 14 / 24

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((يَا حَيُّ يَا قَيُّومُ بِرَحْمَتِكَ أَسْتَغيثُ أَصْلِحْ لِي شَأْنِيَ كُلَّهُ وَلاَ تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِي طَرْفَةَ عَيْنٍ)).

{asbaxnaa calaa fidratil islaami, wa calaa kalimatil ikhlaasi wa calaa diini nabiyinaa muxamadin s.c.w wa calaa millati abiinaa ibraahiima xaniifan musli-man wa maa kaana minal-mushrikiin}. “waxaan ku waa bariisanay fidrada(diinta) islaamka, iyo kalmada runta ah, iyo diinta nabigeena muxammad s.c.w iyo diinta aabaheen ibraahiim ee ahaa mid ka iishay diimaha(gaalada) oo dhan, muslimna ahaa, kamana mid ahayn mushrikiinta(gaalada).

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado