Bogga horeAdkaarDucada marka la dhameeyo cuntadadhikri 2

Ducada marka la dhameeyo cuntada — dhikri 2

الدعاء عند الفراغ من الطعام · Hisnul Muslim · 2 / 2

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((الْحَمْدُ لِلَّهِ حَمْداً كَثِيراً طَيِّباً مُبَارَكاً فِيهِ، غَيْرَ [مَكْفِيٍّ وَلاَ ] مُوَدَّعٍ، وَلاَ مُسْتَغْنَىً عَنْهُ رَبَّنَا)).

{ alxamdu lillaahi xamdan kathiiran dayyiban mubaarakan fiihi, qayra makfi-yin walaa muwadacin, walaa mustaqnan canhu rabbanaa}.< Mahad ilaahaybaa leh, wuxuuna leeyahay mahad badan oo wanaagsan oo barakaysan, oo aan laga maarmi karin, lagana tagi karin, lagana deeqtoomi karin rabigayagow>> .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado