Bogga horeAdkaarDucada marka la dhameeyo cuntadadhikri 1

Ducada marka la dhameeyo cuntada — dhikri 1

الدعاء عند الفراغ من الطعام · Hisnul Muslim · 1 / 2

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((الْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذِي أَطْعَمَنِي هَذَا، وَرَزَقَنِيهِ، مِنْ غَيْرِ حَوْلٍ مِنِّي وَلاَ قُوَّةٍ)).

{alxamdu lillaahi alladii adcamanii haadaa warasaqaniihi min qayri xawlin minnii walaa quwwah}“waxaa mahad leh allihii igu quudiyay quudkan, iguna irsaaqay, iyadoon jirin xeelad iyo awood xaggayga ka ahaatay>>.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado