((اللَّهُمَّ أَعِذْهُ مِنْ عَذَابِ القَبْرِ)) وإن قال: ((اللَّهُمَّ اجْعَلْهُ فَرَطاً وَذُخْراً لِوَالِدَيْهِ، وَشَفِيعاً مُجَاباً، اللَّهُمَّ ثَقِّلْ بِهِ مَوَازِينَهُمَا، وَأَعْظِمْ بِهِ أُجورَهُمَا، وَأَلْحِقْهُ بِصَالِحِ الْمُؤْمِنِينَ، وَاجْعَلْهُ فِي كَفَالَةِ إِبْرَاهِيمَ، وَقِهِ بِرَحْمَتِكَ عَذَابَ الْجَحِيمِ، وَأَبْدِلْهُ دَاراً خَيْراً مِنْ دَارِهِ، وَأَهْلاً خَيْراً مِنْ أَهْلِهِ، اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِأَسْلاَفِنَا، وَأَفْرَاطِنَا، وَمَنْ سَبَقَنَا بِالْإِيمَانِ)) إن قال ذلك فَحَسَنٌ.
{ allahumma acidhu min cadaabil-qabri} haddii uu dhaho: { allahumma ijcalhu faradan wa dukhran liwaalidayhi, wa shafiican mujaaban. Allahumma thaqqil bihi miizaanahumaa, wa acdim bihi ujuurahumaa, wa alxiqhu bisaa-lixil-mu,miniina, wajcalhu fii kafaalatil ibraahiima, wa qihi biraxmatika cadabl-jaxiim, wa abdilhu daaran khayran min daarihi, wa ahlan khayran min ahlihi, allahummaqfir li aslaafinaa, wa afraadi-naa, wa man sabaqanaa bil-iimaani} way fiicantahay.<>allow ka badbaadi cadaabka qabriga>> <> allow uga yeel (saqiirkan) hormare iyo kayd waalidkiis, kana dhig ergeeye la ajiibo ergadiisa, allow ku cuslaysii miisaankooda, kuna waynaysii ajirkooda, haleelsiina mu-miniinta wanaagsan, kana yeel kafaalada ibraahiim, kaga ilaalina naxariistaada cadaabka jaxiimo, uguna badal daar ka wanaagsan daartiisa, iyo ehel ka khayr badan ehelkiisa, allow u dambi dhaaf dadkanagii naga horeeyey, iyo saqiiradanadii, iyo qof kastoo iimaanka nooga horeeyey>> .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham