Bogga horeAdkaarDucada marka indhaha loo laabayo maydkadhikri 1

Ducada marka indhaha loo laabayo maydka — dhikri 1

الدعاء عند إغماض الميت · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِفُلاَنٍ (بِاسْمِهِ) وَارْفَعْ دَرَجَتَهُ فِي الْمَهْدِيِّينَ، وَاخْلُفْهُ فِي عَقِبِهِ فِي الْغَابِرِينَ، وَاغْفِرْ لَنَا وَلَهُ يَا رَبَّ الْعَالَمِينَ، وَافْسَحْ لَهُ فِي قَبْرِهِ، وَنَوِّرْ لَهُ فِيهِ)).

{allaahumma iqfir li fulaan (ma-gaciisa ayuu sheegi) warfac daraja-tahu filmahdiyiin, wakhlufhu fii caqibihi fillqaabiriin,waqfir lanaa walahu yaa rabbal-caalamiin, wafsax lahu fii qabrihi wa nawir lahu fiihi}“allow u dambi dhaaf hebal (wuu magacaabayaa) darajadiisana allow kor u qaad kuwa lahanuuniyay dhexdooda, allow ilaali cidhibtiisa dambe,kuwaharay dhexdooda, noona dambi dhaaf anaga iyo isagaba caalamiinta rabigoodow, allow u waasici qabrigiisa, una nuuri.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado