((اللَّهُمَّ إِيَّاكَ نعْبُدُ، وَلَكَ نُصَلِّي وَنَسْجُدُ، وَإِلَيْكَ نَسْعَى وَنَحْفِدُ، نَرْجُو رَحْمَتَكَ، وَنَخْشَى عَذَابَكَ، إِنَّ عَذَابَكَ بِالكَافِرِينَ مُلْحَقٌ. اللَّهُمَّ إِنَّا نَسْتَعينُكَ، وَنَسْتَغْفِرُكَ، وَنُثْنِي عَلَيْكَ الْخَيْرَ، وَلاَ نَكْفُرُكَ، وَنُؤْمِنُ بِكَ، وَنَخْضَعُ لَكَ، وَنَخْلَعُ مَنْ يَكْفرُكَ)).
{allahumma iyyaaka nacbudu, wa laka nusallii wa nasjudu, wa ilayka nascaa wa naxfidu, narjuu raxmataka wa nakhshaa cadaabaka, inna cadaabaka bilkaafiriin mulxaq, allahumma innaa nastaciinuka, wa nastaqfiruka, wa nuthnii calaykal-khayra walaa nakfuruka, wa nu>minu bika, wa nakhdacu laka, wa nakhlacu man yakfuruka}.< allow adigaan ku caabudaynaa, adigaana kuu tukanaynaa, kuuna sujuudaynaa, xaggaaga ayaan usoo ordaynaa oon usoo cararaynaa,waxaan rajaynaynaa naxariistaada, waxaana ka cabsanaynaa cadaabkaaga, cadaabkaaga aad cadaabayso gaalada waa mid haleelaya, allow annagu kaalmo ayaan ku waydiisanaynaa, danbi dhaafna waan ku waydiisanaynaa, khayrna waan kugu ammaanaynaa, kuguna gaaloobi mayno, waana ku rumaynaynaa, waana kuu dulloobaynaa, waana siibanaynaa (nacaynaa) qofkii kugu gaalooba>> .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham