((اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِرِضَاكَ مِنْ سَخَطِكَ، وَبِمُعَافَاتِكَ مِنْ عُقُوبَتِكَ، وَأَعُــــوذُ بِكَ مِنْكَ، لاَ أُحْصِي ثَنَاءً عَلَيْكَ، أَنْتَ كَمَا أَثْنَيْتَ عَلَى نَفْسِكَ)).
{allahumma innii acuudu biridaaka min sakhadika, wa bi mucaafaatika min cuquubatika, wa acuudu bika minka, la uxsii thanaa>an calayka, anta kamaa athnayta calaa nafsika}.< allow anigu waxaan uga magan galayaa caradaada raalinimadaada, ciqaabkaagana nabadgaliyadaada iyo cafiskaaga, adaana kuu magan galayaa, ma koobi karo ammaan korkaaga, adigu waa sida aad isku amaantay >.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham