((اللَّهُمَّ اهْدِنِي فِيمَنْ هَدَيْتَ، وَعَافِنِي فِيمَنْ عَافَيْتَ، وَتَوَلَّنِي فِيمَنْ تَوَلَّيْتَ، وَبَارِكْ لِي فِيمَا أَعْطَيْتَ، وَقِنِي شَرَّ مَا قَضَيْتَ؛ فَإِنَّكَ تَقْضِي وَلاَ يُقْضَى عَلَيْكَ، إِنَّهُ لاَ يَذِلُّ مَنْ وَالَيْتَ، [وَلاَ يَعِزُّ مَنْ عَادَيْتَ]، تَبارَكْتَ رَبَّنا وَتَعَالَيْتَ)).
{Allahummahdinii fiiman hadayta, wa caafinii fii man caafayta, wa tawallanii fii man tawallayta, wa baarik lii fiimaa acdayta, wa qinii sharra maa qadayta, fa>innaka taqdii walaa yuqdaa calayka, innahu laa yadillu man waa layta, walaa yacizu man caadayta, tabaarakta rab-banaa wa tacaalayta}.< allow i hanuuni kuwaad hanuunisay dhexdooda, i caafina kuwaad caafisay dhexdooda, igana wali noqo kuwa aad waliga ka noqotay dhexdooda, iina barakee waxa aad i siisay, igana ilaali waxa aad qadartay sharkiisa,adigu allow waad qadartaa (xukuntaa) ,laguumana qadaro,(xukumo) ma dulloobo qofkaad wali ka yeelato(noqoto), mana cissoobo(liibaano) qofkaad la collowdo >.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham