Bogga horeAdkaarDucada sujuuda tilaawada (quraanka)dhikri 2

Ducada sujuuda tilaawada (quraanka) — dhikri 2

دعاء سجود التلاوة · Hisnul Muslim · 2 / 2

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ اكْتُبْ لِي بِهَا عِنْدَكَ أَجْراً، وَضَعْ عَنِّي بِهَا وِزْراً، وَاجْعَلْهَا لِي عِنْدَكَ ذُخْراً، وَتَقَبَّلْهَا مِنِّي كَمَا تَقَبَّلْتَهَا مِنْ عَبْدِكَ دَاوُدَ)).

(( allaahummaktub lii bihaa )60(cindaka ajraa wa dac cannii bihaa wizraa, wajcalhaa lii cindaka thukhraa, wataqabbalhaa kamaa taqabbaltahaa min cabdika daauuda)).<> allow (sujuudan) iigu qor agtaada ajir, igaga dajina xaggayga dambi, iigana yeel agtaada kayd, igana aqbal sida aad uga aqbashay adoonkaagii daauud ahaa>>.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado