((سَجَدَ وَجْهِيَ لِلَّذِي خَلَقَهُ، وَشَقَّ سَمْعَهُ وَبَصَرَهُ بِحَوْلِهِ وَقُوَّتِهِ، ﴿فَتَبارَكَ اللَّهُ أَحْسَنُ الْخَالِقِينَ﴾)).
{sajada wajhii lilladii khalaqahu washaqqa samcahu wa basarahu bix-owlihi waquwwatihi fatabaarakallaahu axsanul-khaaliqiin )) . « wuxuu u sujuuday wajigaygu allihii abuuray, ee u jeexay maqalkiisa (dhagihiisa) iyo aragiisa (indhihiisa), kuna jeexay xeeladiisa iyo awoodiisa, (waxaa barakoobay oo xumaan ka hufnaaday allihii ugu wanaagsanaa abuurayaasha) «.*la soco abuuritaanku ilaahay ayuu u sugnaaday, qayrkiina wax ma abuuro ee wuu sawiraa.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham