Bogga horeAdkaarFadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da.dhikri 9

Fadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da. — dhikri 9

فضل التسبيح و التحميد، و التهليل، و التكبير · Hisnul Muslim · 9 / 12

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

جَاءَ أَعْرَابِيٌّ إِلَى رَسُولِ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم فَقَالَ: عَلِّمْنِي كَلاماً أَقُولُهُ: قَالَ: ((قُلْ: لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيراً، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ كَثِيراً، سُبْحَانَ اللَّهِ رَبِّ العَالَمِينَ، لاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ الْعَزِيزِ الْحَكِيمِ)) قَالَ: فَهَؤُلاَءِ لِرَبِّي، فَمَا لِي؟ قَالَ: ((قُلْ: اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِي، وَارْحَمْنِي، وَاهْدِنِي، وَارْزُقْنِي)).

Nin reer miyyi ah ayaa u yimid rasu-ulka s.c.w markaa suu ku yiri: i bar hadal aan dhaho: markaa suu yiris.c.w : dheh: laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, allaahu akbar kabiiraa, walxamdu lillaahi kathiiraa, subxaanallaahi rabbil caalamiina, laa xawla walaa quwwata illaa billaahi al-caziizi alxakiimi) wuxuu yiri ninkii: kuwani waa kuwii rabigay, ee anigu maxaan leeyahay? Wuxuu ku yiri rasuulku s.c.w: dheh: allaahumma iqfir lii, warxamnii, wahdinii, warzuqnii }.« allow ii dambi dhaaf, iina naxariiso, ina hanuuni, ina irsaaq>> .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado