Bogga horeAdkaarFadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da.dhikri 8

Fadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da. — dhikri 8

فضل التسبيح و التحميد، و التهليل، و التكبير · Hisnul Muslim · 8 / 12

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

وَقَالَ صلى الله عليه وسلم: ((أَحَبُّ الْكَلاَمِ إِلَى اللَّهِ أَرْبَعٌ: سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكْبَرُ، لاَ يَضُرُّكَ بِأَيِّهِنَّ بَدَأتَ)).

Wuxuu yiri s.c.w :{hadalka ilaahay ugu jecelyahay waa afar: {subxaanal-laahi, walxamdulilaahi walaa ilaaha illal- laahu, wallaahu akbaru } kuma dhibayso midkasta ood ku billowdo.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado