Bogga horeAdkaarFadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da.dhikri 7

Fadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da. — dhikri 7

فضل التسبيح و التحميد، و التهليل، و التكبير · Hisnul Muslim · 7 / 12

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

وَقَالَ صلى الله عليه وسلم: ((يَا عَبْدَ اللَّهِ بْنَ قَيْسٍ أَلاَ أَدُلُّكَ عَلَى كَنْزٍ مِنْ كُنُوزِ الْجَنَّةِ))؟ فَقُلْتُ: بَلَى يَا رَسُولَ اللَّهِ، قَالَ: ((قُلْ لاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ)).

Wuxuu yiri s.c.w : cabdilaahi ibnu qaysow {ma ku tusaa kayd kaydadka jannada kamid ah? Wuxuu yiri: haa i tusi, wuxuu yiri rasuulku s.c.w:{waxaad tiraahdaa:( laa xawla walaa quwwata illaa billaahi}.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado