Bogga horeAdkaarDucooyinka subaxdii iyo galabtiidhikri 19

Ducooyinka subaxdii iyo galabtii — dhikri 19

أذكار الصباح والمساء · Hisnul Muslim · 19 / 24

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ)) (مائةَ مرَّةٍ إذا أصبحَ).

{allaahumma innii as-aluka cilman naafican, wa risqan dayiban, wa camalan mutaqabbalan, } “allow waxaan ku weydiisanayaa cilmi wax anfaca, iyo irsiq wanaagsan oo xalaal ah, iyo camal suuban oo la aqbalo, (waxaa la dhahaa subaxdii).

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado