Bogga horeAdkaarWaxa lagu dhaho fadhiga (kulanada)dhikri 1

Waxa lagu dhaho fadhiga (kulanada) — dhikri 1

ما يقال في اﻟﻤﺠلس · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((عَنِ ابْنِ عُمَرَ رضي الله عنه قَاَلَ: كَانَ يُعَدُّ لِرَسُولِ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم فِي الْمَجْلِسِ الوَاحِدِ مِائَةُ مَرَّةٍ مِنْ قَبْلِ أَنْ يَقُومَ: ((رَبِّ اغْفِرْ لِي، وَتُبْ عَلَيَّ، إِنَّكَ أَنْتَ التَّوَّابُ الغَفُورُ)).

{ Waxaa laga wariyey ibnu cumar (r.c) inuu yiri: waxaa loo tiring-jiray rasu-ulka alle s.c.w halkii fadhiba boqol mar oo uu yiraahdo inta uusan kicin:{ rabbiqfir lii wa tub calayya, innaka antattawwaabu-lqafuuru}. <> rabbiyow ii dambi dhaaf oo iga toobad aqbal, adigu waxaad tahay toobad aqbal badane dambi dhaaf badan>>.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado