Bogga horeAdkaarDucada cuntada ka hor.dhikri 2

Ducada cuntada ka hor. — dhikri 2

الدعاء قبل الطعام · Hisnul Muslim · 2 / 2

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((مَنْ أَطْعَمَهُ اللَّهُ الطَّعَامَ فَلْيَقُلْ: اللَّهُمَّ بَارِكْ لَنَا فِيهِ وَأَطْعِمْنَا خَيْراً مِنْهُ، وَمَنْ سَقَاهُ اللَّهُ لَبَناً فَلْيَقُلْ اللَّهُمَّ بَارِكْ لَنَا فِيهِ وَزِدْنَا مِنْهُ)).

{allahumma baarik lanaa fiihi, wa adcimnaa khayran minhu} {allahumma baarik lanaa fiihi, wa zidnaa minhu}< qofkii uu ilaahay quudiyo quud ha yiraahdo: allow noo barakee, naguna quudi wax ka khayr badan>> < qofkiiuu ilaahay waraabiyana caano ha yiraahdo: allow noo barakee, noona korddhi (siyaadi) <> .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado