((إِذَا أَكَلَ أَحَدُكُمْ طَعَاماً فَلْيَقُلْ بِسْمِ اللَّهِ، فَإِنْ نَسِيَ فِي أَوَّلِهِ فَلْيَقُلْ بسمِ اللَّهِ فِي أَوَّلِهِ وَآخِرِهِ)).
{ haddii cuno midkiin cunto ha yiraahdo:bismillaah, haddii uu halmaamana marka ugu horaysa ha dhaho{bismillaahi fii awwalihi wa aakhirihi}. “magaca ilaahay ayaan ku bilaabayaa bilowgiisa iyo aakhirkiisaba.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham