((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ خَيْرَهَا، وَخَيْرَ مَا فِيهَا، وَخَيْرَ مَا أُرْسِلَتْ بِهِ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّهَا، وَشَرِّ مَا فِيهَا، وَشَرِّ مَا أُرْسِلَتْ بِهِ)).
{allaahumma innii as-aluka khayra-haa, wa khayra maa fiihaa, wa khayra maa ursilat bihi, wa acuudu bika min sharrihaa wa sharri maa fiihaa, washarri maa ursilat bihi}.“allow waxaan ku weydiisanayaa khayrkeeda iyo khayrka ku sugan dhexdeeda, iyo khayrka loo soo diray, waxaana kaa magangalayaa sharkeeda iyo sharka ku sugan dhexdeeda, iyo sharka loo soo diray.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham