Bogga horeAdkaarDucada gudista daynkadhikri 1

Ducada gudista daynka — dhikri 1

دعاء قضاء الدين · Hisnul Muslim · 1 / 2

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ اكْفِنِي بِحَلاَلِكَ عَنْ حَرَامِكَ، وَأَغْنِنِي بِفَضْلِكِ عَمَّنْ سِوَاكَ)).

{allaahumma-kfinii bixalaalika can xaraamika, waqninii bifadlika camman siwaaka}.«allow igaga filansii xalaashaada xaaraantaada, iguna deeqsoonsii(qaniyeel)dheeraadkaaga(fadligaaga)waxa kaa soo haray». Cidkasta iga kaafi.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado