Bogga horeAdkaarDucada gudista daynkadhikri 2

Ducada gudista daynka — dhikri 2

دعاء قضاء الدين · Hisnul Muslim · 2 / 2

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْهَمِّ وَالْحَزَنِ، وَالْعَجْزِ وَالْكَسَلِ، وَالْبُخْلِ وَالْجُبْنِ، وَضَلَعِ الدَّيْنِ وَغَلَبَةِ الرِّجَالِ)).

{allaahumma innii acuudu bika minal hammi wal-xuzni, wal cajzi wal kasali, wal-bukhli wal-jubni, wa dalciddayni wa qalabatirrijaali}.«allow waxaan kaa magan galayaa, murugo iyo walbahaar, caajis iyo wahsi, bakhaylnimo (gacan-adayg) iyo fulaynimo, ku lugyeelasho dayn (qaamow) iyo adkaanshaha raga».

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado