Bogga horeAdkaarDucada qofka uu ku dhaco shaki xagga iimaanka dhexdiisa ahdhikri 3

Ducada qofka uu ku dhaco shaki xagga iimaanka dhexdiisa ah — dhikri 3

دعاء من أصابه وسوسة في الإيمان · Hisnul Muslim · 3 / 3

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((يَقْرَأُ قَوْلَهُ تَعَالَى: ﴿هُوَ الْأوَّلُ وَالْآخِرُ وَالظّاهِرُ وَالْباطِنُ وَهُوَ بِكُلِّ شَيْءٍ عَلِيمٌ﴾)).

135- wuxuu akhriyi qawlka ilaahay: {hu-wal awwalu wal-aakhiru waddaahiru wal-baadinu wa huwa bikulli shay-in caliim}.<> alle waa ka ugu horeeya, waana ka ugu dambeeya, waana ka ugu adag ama og wax walba oo muuqda, waana ka ugu qarsoon ama og wax walba oo qarsoon, allena wax walba kii u cilmi badan weeye>> .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado