Bogga horeAdkaarDucada kulanka cadowga iyo qofka awooda lehdhikri 2

Ducada kulanka cadowga iyo qofka awooda leh — dhikri 2

دعاء لقاء العدو و ذي السلطان · Hisnul Muslim · 2 / 3

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ أَنْتَ عَضُدِي، وَأَنْتَ نَصِيرِي، بِكَ أَحُولُ وَبِكَ أَصُولُ، وَبِكَ أُقاتِلُ)).

{ Allahumma anta cadudii, wa anta nasiirii, bika axuulu, wa bika asuulu, wa bika u qaatilu}.<> allow adigu garabkaygaa tahay, adiguna gargaarahayga ayaa tahay, adigaan awood ku leeyahay, adigaana ku diriraa, adigaana ku dagaalamaa».

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado