Bogga horeAdkaarDucada kulanka cadowga iyo qofka awooda lehdhikri 1

Ducada kulanka cadowga iyo qofka awooda leh — dhikri 1

دعاء لقاء العدو و ذي السلطان · Hisnul Muslim · 1 / 3

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ إِنَّا نَجْعَلُكَ فِي نُحُورِهِم، وَنَعُوذُ بِكَ مِنْ شُرُورِهِمْ)).

{allahumma innaa najcaluka fii nuxuurihim wa nacuudu bika min shuru-urihim}. “allow waxaan kaa yeelnay dhuuntooda(laa), waxaana kaa magan galaynaa shararkoodo.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado