Bogga horeAdkaarDucada walwalka iyo walbahaarkadhikri 2

Ducada walwalka iyo walbahaarka — dhikri 2

دعاء الهم والحزن · Hisnul Muslim · 2 / 2

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْهَمِّ وَالْحَزَنِ، وَالْعَجْزِ وَالْكَسَلِ، وَالْبُخْلِ وَالْجُبْنِ، وَضَلَعِ الدَّيْنِ وَغَلَبَةِ الرِّجَالِ)).

{allahumma innii acuudu bika minal-hammi wal xuzni, walcajzi walkasali, wal-bukhli wal-jubni wa dalciddayni wa qalabatirrijaali}“ allow waxaan kaa magan galayaa walwal iyo walbahaar, caajisnimo iyo culays, bakhaylnimo iyo fulaynimo, iyo kulug lahaansho dayn iyo raynta raga.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado