Bogga horeAdkaarDucada fadhiga labada sujuudood u dhexeeyadhikri 2

Ducada fadhiga labada sujuudood u dhexeeya — dhikri 2

دعاء الجلسة بين السجدتين · Hisnul Muslim · 2 / 2

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِي، وَارْحَمْنِي، وَاهْدِنِي، وَاجْبُرْنِي، وَعَافِنِي، وَارْزُقْنِي، وَارْفَعْنِي)).

{allahummaqfir lii, warxamnii, wah-dinii, wajburnii, wa caafinii, warsuqnii, warfacnii}«allow ii dambi dhaaf, oo iina naxariiso, oo i hanuuni, oo i kab, oo i caafi, oo i irsaaq, oo i dallacsii «.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado