((اللَّهُمَّ لَكَ سَجَدْتُ وَبِكَ آمَنْتُ، وَلَكَ أَسْلَمْتُ، سَجَدَ وَجْهِيَ لِلَّذِي خَلَقَهُ، وَصَوَّرَهُ، وَشَقَّ سَمْعَهُ وَبَصَرَهُ، تَبَارَكَ اللَّهُ أَحْسنُ الْخَالِقينَ)).
(( Allaahumma laka sajadtu,wabika aamantu ,walaka aslamtu, sajada wajhii lilladii khalaqahu,wasawarahu (fa axsana suwarahu) wa shaqqa samcahu, wa-basarahu, fatabaarakallaahu axsanu-lkhaaliqiin)) .“allow adigaan kuu sujuuday ,adigaana ku rumeeyay, adigaana iskukaa dhiibay, wuxuu u sujuuday wajigaygu allihii abuuray,ee sawiray, una jeexay maqalkiisa(dhagihiisa) iyo aragiisa )56((indhihiisa) waxaa baraka badan ceebna ka huffan allihii ugu waangsanaa inta wax abuurta.*la soco abuuritaanku ilaahay ayuu u sugnaaday, qayrkiina wax ma abuuro ee wuu sawiraa.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham