Bogga horeAdkaarDucada sujuudadhikri 5

Ducada sujuuda — dhikri 5

دعاء السجود · Hisnul Muslim · 5 / 7

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((سُبْحَانَ ذِي الْجَبَرُوتِ، وَالْمَلَكُوتِ، وَالْكِبْرِيَاءِ، وَالْعَظَمَةِ)).

(subxaana dil jabaruuti walmalakuuti, walkibriyaai wal cadamati) “waxaa hufan (xumaan ka hufan) eebaha leh awooda, boqortinimada, kibirka iyo weynaantaba.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado