يَقُولُ: ((وَأَنَا أَشْهَدُ أَنْ لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ وَأَنَّ مُحَمَّداً عَبْدُهُ وَرَسُولُهُ، رَضِيتُ بِاللَّهِ رَبَّاً، وَبِمُحَمَّدٍ رَسُولاً، وَبِالْإِسْلاَمِ دِينَاً)) ((يَقُولُ ذَلِكَ عَقِبَ تَشَهُّدِ الْمُؤَذِّنِ)).
(( wa anaa ash-hadu an laa ilaaha illalaahu waxdahu, laa shariika lahuu,)37(wa anna muxammadan cabduhu wa rasuuluhu, radiitu billaahi rabbaa, wa bi-muxammadin rasuulaa, wa bil-islaami diinaa )) . (( Aniguna waxaan qirayaa in ilaah jirin xaq lagu caabudo ilaahay mooyee,kaligii, cid wax la wadaagtana majirto, waxaan kaloon qirayaa in nabi muxammad yahay adoonkiisa iyo ergaygiisa, raali waxaan ku ahay rabbinimada ilaahay, iyo rasuulnimada nabi muxammad, iyo islaamkana diin ahaan )). (( wuxuu dhahayaa hadalkaas, ashahaadada mu-adinka kadib)) .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham