Bogga horeAdkaarAdkaarta Aaddaankadhikri 1

Adkaarta Aaddaanka — dhikri 1

أذكار الآذان · Hisnul Muslim · 1 / 5

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

يَقُولُ مِثْلَ مَا يَقُولُ المُؤَذِّنُ إِلاَّ فِي ((حَيَّ عَلَى الصَّلَاةِ وَحَيَّ عَلَى الْفَلَاحِ)) فَيقُولُ: ((لاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ)).

Wuxuu dhahayaa sida uu dhahayo mu-adinku, laakiinse marka uu soo gaaro mu-adinku(xayya calassalaati xayya calal-falaax oo ka dhigan u kaalaya salaada u kaalaya liibaanta) wuxuu dha-hayaa (laa xawla walaa quwwata illaa billaah oo kadigan: majiraan xeelad iyo awood ta ilaahay lagu helo mooyee).

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado