(يَبْدَأُ بِرِجْلِهِ الْيُمْنَى) ، وَيَقُولُ: ((أَعُوذُ بِاللَّهِ العَظِيمِ، وَبِوَجْهِهِ الْكَرِيمِ، وَسُلْطَانِهِ الْقَدِيمِ، مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ)) [بِسْمِ اللَّهِ، وَالصَّلَاةُ] [وَالسَّلَامُ عَلَى رَسُولِ اللَّهِ] ((اللَّهُمَّ افْتَحْ لِي أَبْوَابَ رَحْمَتِكَ)).
( acuudu billaahi al-cadiimi, wa biwajhihi al-kariimi , wa bisuldaanihi al-qadiimi , mina shaydaanirrajiimi ) {bismillaah, wassalaatu wassalaamu calaa rasuulillaah, allaahumma iftax lii abwaaba raxmatika}<> waxaan uga magan galayaa )35(ilaahayga weyn, wajigiisa wanaagsan, iyo awoodiisa horaysay shaydaanka la fogeeyay >.“magaca ilaahay ayaan ku galayaa, naxariis iyo nabad galyana ha ahaato rasuulkii ilaahay korkiisa, allow ii fur albaabada naxariistaada.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham