Bogga horeAdkaarWaxa uu dhahayo qofka ka dareema xanuun jidhkiisa.dhikri 1

Waxa uu dhahayo qofka ka dareema xanuun jidhkiisa. — dhikri 1

ما يقول من أحس وجعا في جسده · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((ضَعْ يَدَكَ عَلَى الَّذِي تَألَّمَ مِنْ جَسَدِكَ وَقُلْ: بِسْمِ اللَّهِ، ثَلاَثاً، وَقُلْ سَبْعَ مَرَّاتٍ: أَعُوذُ بِاللَّهِ وَقُدْرَتِهِ مِنْ شَرِّ مَا أَجِدُ وَأُحَاذِرُ)).

{Saar gacantaada meesha ku xanuunaysa kadibna dheh:{bismillaah, saddex jeer, dhehne tadoba jeer: acuudu billaahi wa qudratihi min sharri maa ajidu wa u xaadiru}.“magaca ilaahay. waxaan uga magan galayaa ilaahay, iyo awoodiisa waxa aan helayo (i haya) sharkiisa iyo waxa aan ka digtoonahayba>> .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado