قَالَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم: ((إِذَا كَانَ أَحَدُكُم مَادِحاً صَاحِبَهُ لاَ مَحَالَةَ فَلْيَقُلْ: أَحْسِبُ فُلاَناً وَاللَّهُ حَسِيبُهُ، وَلاَ أُزَكِّي عَلَى اللَّهِ أَحَداً، أَحْسِبُهُ – إِنْ كَانَ يَعْلَمُ ذَاكَ – كَذَا وَكَذَا)).
{ {axsibu fulaanan wallaahu xasi-ibuhu, walaa uzakkii calallaahi axadaa} .Wuxuu yiri rasuulku s.c.w: < haddii uu midkiin ammaanayo saaxiibkii laba-gooraba, ha yiraahdo: waxaan u malaynayaa hebal, ilaahaybaana i oge, mana u ammaanayo(taskiyaynayo) ilaahay qofna, waxaan u malaynayaa sidaa iyo sidaa}.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham