وَقَالَ صلى الله عليه وسلم:((إِنَّ لِلَّهِ مَلاَئِكَةً سَيَّاحِينَ فِي الْأَرْضِ يُبَلِّغُونِي مِنْ أُمَّتِي السَّلاَمَ)).
Wuxuuna yiri raasuulku s.c.w:{ Waxaa u sugnaaday ilaahay malaa-ig wareegta dhulka, kuwaas oo iga soo gaadhsiinaya umadayda salaanta}.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham