كَانَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم إِذَا أَتَاهُ الْأَمْرُ يَسُرُّهُ قَالَ: ((الْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذِي بِنِعْمَتِهِ تَتِمُّ الصَّالِحَاتُ)) وَإِذَا أَتَاهُ الْأَمْرُ يَكْرَهُهُ قَالَ: ((الْحَمْدُ لِلَّهِ عَلَى كُلِّ حَالٍ)).
{ wuxuu dhihi jiray rasuulku s.c.w haddii uu u yimaado war uu ku farxo:{alxamdu lillaahi alladii binicmatihi tatimmu assaalixaatu}“mahadda waxaa leh allihii nicmadiisa wanaagyadu ku taaamnoqonayeen.haddii uu u yimaado warka uu nacayo wuxuu dhihijiray:{al-xamdu lillaah calaa kulli xaalin} “waa maahad ilaahaay si kastaba.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham