((اللَّهُمَّ رَبَّ السَّمَوَاتِ السَّبْعِ وَرَبَّ الأَرْضِ، وَرَبَّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ، رَبَّنَا وَرَبَّ كُلِّ شَيْءٍ، فَالِقَ الْحَبِّ وَالنَّوَى، وَمُنْزِلَ التَّوْرَاةِ وَالْإِنْجِيلِ، وَالْفُرْقَانِ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ كُلِّ شَيْءٍ أَنْتَ آخِذٌ بِنَاصِيَتِهِ. اللَّهُمَّ أَنْتَ الأَوَّلُ فَلَيْسَ قَبْلَكَ شَيْءٌ، وَأَنْتَ الآخِرُ فَلَيسَ بَعْدَكَ شَيْءٌ، وَأَنْتَ الظَّاهِرُ فَلَيْسَ فَوْقَكَ شَيْءٌ، وَأَنْتَ الْبَاطِنُ فَلَيْسَ دُونَكَ شَيْءٌ، اقْضِ عَنَّا الدَّيْنَ وَأَغْنِنَا مِنَ الْفَقْرِ)).
{Allahumma caalimal qaybi washa-haadati faadirassamaawaati wal ardi, rabba kulli shay-in wa maliikahu, ash-hadu an laa ilaaha illaa anta, acuudu bika min sharri nafsii, wa min sharri shaydani wa shirkihi, wa an aqtarifa calaa nafsii suu-an aw ajurrahu ilaa muslimin)).“allow allihii waxa maqan iyo waxa joogaba(la arko) ogaayow, cirka iyo dhulkana rabbigii abuurayow, rabbigii shaykasta lahaayow, waxaan qirayaa in uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee, waxaan kaaga magan galayaa sharka naftayda, iyo sharka shaydaanka iyo shirkigiisa ama dabinkiisa, waxaan kaloo kaa magan galayaa in aan naftayda xumaan u soo jiido, ama qof muslin ah u soo jiido xumaan.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham