((سُبْحَانَ اللَّهِ (ثلاثاً وثلاثين) وَالْحَمْدُ لِلَّهِ (ثلاثاً وثلاثين) وَاللَّهُ أَكْبَرُ (أربعاً وثلاثينَ))).
{Alxamudu lillaahi alladii adca-manaa wa saqaanaa, wa kafaanaa, wa aawaanaa, fa kam mimman laa kaafiya lahu wa laa mu>wiya}.< mahad waxaa leh allihii na quudiyay nana waraabiyay, nagana deeqay, nana hoysiiyey, imisaa kamid ah kuwo aan haysan wax kaafiya ama hoy sii > .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham