((بِاسْمِكَ اللَّهُمَّ أَمُوتُ وَأَحْيَا)).
{allaahumma rabbassamaawaa-tissabci wa rabbal-ardi, wa rabba alcarshi alcadiimi, rabbanaa wa rabba kulli shayin faaliqal xabbi wannawaa, wa munzila tawraati wal-injiili walfurqaani, acuudu bika min sharri kulli shay-in anta aakhidun bi naasiyatihi, allaahumma an-tal-awwalu falaysa qablaka shay-un, wa antal aakhiru falaysa bacdaka shay-un, wa anta thaahiru falaysa fawqaka shay-un,wa antal baadinu falaysa duunaka shay-un, iqdi cannaa addayna wa aqni-naa minal faqri}.< allow rabigii todobada cir rabbigooda ahaayow, rabigii dhulkana ahaayow, carshiga wayn rabigiisana ahaayow, rabiganaga iyo rabiga waxkasta ahaayow, kala faliiqaha iniinta iyo laf-timireedkow, allihii soo dajiyay tawraat iyo injiil iyo furqaanow, waxaan kaa magan galayaa wax walba sharkiis kaasood adigu haysid foodiisa(hogaankiisa). Allow adigu waxaad tahay ugu horeeye, mana jiro wax kaa horeeya, waxaadna tahay ugu dambeeye lagaamana dambeeyo, adiguna waxaad tahay ugu sarreeye, wax kaa koreeyaana majiro,adiguna waxaad tahay qarsoone ka qarsoon adoomihiisa,wax kaa sokeeyaana majiro,allow naga gud daynka (qaanka) nagana qaniyeel saboolnimada>>.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham