(سُبْحانَكَ اللَّهُمَّ وَبِحَمْدِكَ، أَشْهَدُ أَنْ لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ، أَسْتَغْفِرُكَ وَأَتوبُ إِلَيْكَ).
subxaanakallaahumma wa bixam-dika, ash-hadu an laa ilaaha illaa anta astaqfiruka wa atuubu ilayka }.<> allow adigaa ka huffan xumaan mahadna leh, waxaan qirayaana )31(inuusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee, dambi dhaaf ayaan ku weydiisanayaa waana kuu toobad keenayaa>>.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham