Bogga horeAdkaarDucada marka la dhameysto waysadadhikri 1

Ducada marka la dhameysto waysada — dhikri 1

الذكر بعد الفراغ من الوضوء · Hisnul Muslim · 1 / 3

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

(أَشْهَدُ أَنْ لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ وَأَشْهَدُ أَنَّ مُحَمَّداً عَبْدُهُ وَرَسُولُهُ..).

{ash-hadu an laa ilaaha illalaahu, waxdahu laa shariika lahu, wa ash-hadu anna muxamadan cabduhu wa rasuuluhu …} “waxaan qirayaa inuusan jirin ilaah xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, cid wax la wadaagtana majirto, waxaan qirayaa oo kale in nabi muxammad s.c.w yahay adoonkiisa iyo ergaygiisa. } .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado