Bogga horeAdkaarWaxa ilaahay kaaga ilaalinayo (fit-nada) masiixi-dajaal.(dajaal cawar)dhikri 1

Waxa ilaahay kaaga ilaalinayo (fit-nada) masiixi-dajaal.(dajaal cawar) — dhikri 1

ما يعصم الله به من الدجال · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((مَنْ حَفِظَ عَشْرَ آيَاتٍ مِنْ أَوَّلِ سُورَةِ الْكَهْفِ عُصِمَ مِنَ الدَّجَّالِ)) ، وَالْاسْتِعَاذَةُ بِاللَّهِ مِنْ فِتْنَتِهِ عَقِبَ التَّشَهُّدِ الْأَخِيرِ مِنْ كُلِّ صَلاَةٍ.

{qofkii xafida toban aayadood oo kamida billowga suurada alkahfi , waa laga ilaaliyay dajjaal cawar fidnadiisa}.Waxaa kaloo kaa ilaalinaya dajaal cawarka U magan-galka aad uga magan gasho ilaahay fidnadiisa salaad kasta ataxiyaatkeeda danbe.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado