Bogga horeAdkaarDucada afurka{marka la af-furayo}.dhikri 2

Ducada afurka{marka la af-furayo}. — dhikri 2

الدعاء عند إفطار الصائم · Hisnul Muslim · 2 / 2

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ بِرَحْمَتِكَ الَّتِي وَسِعَتْ كُلَّ شَيْءٍ أَنْ تَغْفِرَ لِي)).

{ allahumma innii as-aluka birax-matika allatii wa sicat kulla shay-in an taqfira lii)).< allow anigu waxaan kugu waydiisanayaa naxariistaada, taasoo deeqday wax kasta, inaad ii dambi dhaafto > .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado